Cawro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Oogada dadka inta la qarsho; foolxuumo; ceeb.
Cawro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Inkaar. 2. Il, cawri. 3. Xin, kuuni, xasdi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawro ↴
cawri | xumays |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg