Cayn
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yman, m.l)1. Xarig isaga gudbo labada dhinac, oo rarka ku adkeeya gaadiidka nafleyda ah. 2. Magac carbeed xarafka 'c'.
Cayn
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Nooc; jaad. 2. Si, hab, qaab. 3. Keyn, dhul jiq ah oo dhir badan. ld caynad.
Cayn
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(nax.) Dir naxweed ku shaqa leh in ay kala saarto labka iyo dheddigga ee magacyada, magacuyaallada iyo qaabka falalka (tus.: inantu way seexatay). Ereyada weertan cayn dheddigeed ayey wada muujiyeen: magaca, magacuyaalka iyo falkuba.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cayn ↴
baabbacayn | tabcayn | wadaage | yacaynaan | yacaynaansho | bucabbucayn | bucayn | caashaq | caycaynimo | caymi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg