Ceeji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Nafley neefta ku celin. ld ciiji, ciiqee (2).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceeji

ceegsan | ceejin | ciiji | ciijin | ciiqee | cunaqabo | dhuunqabo | sirir | siriri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg