Celcelis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

1. Xilliga dabayluhu is beddelaan gu'ga iyo dayrta oo aysan dhan u badan. 2. Isku darka labada lambar ama ka badan oo loo qaybiyo mid ka mid ah, tirada ka soo baxda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga celcelis

maalin-qorraxeed | oomane | cadaadis-beege | celcelis-joometeri | celceliska heerka badda (C.H.B.) | dalankacee | deebaani | hadiid | joog |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg