Ciil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dareen uurkutaallo leh oo ku dhasha qof marka lagu sameeyo wax uusan raalli ka ahayn. ld ciifo.

Ciil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)

Dareen uurkutaallo leh cid ku beerid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciil

ba' | qaad | umal | umal | umashoo | uurkusiddo | caloolgubyo | caloolxumo | ciifo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg