Caloolxumo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dareen cadaawad iyo ciilqab leh. ld caloolxumi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caloolxumo

urugo | caloolxumaan | caloolxumaansho | caloolxumee | caloolxumow | caloolxun | murug | qulub | tiiraanyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg