Ba'
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hoog iyo dhibaato aad u badan. 2. (e.d) Dhibaato iyo waxyeello xun cid gaarsiiya; baabba'. baabba
Ba'
Qaabnaxa: m.fg1 Isrogrogga: (-'ay, -'day; -bi'i)1. Hoog iyo dhibaato aad u weyn la kulmid. 2. Ka b.: xaalad leh gaajo, harraad, ciil iwm ka bixid. 3. Ka b.: midab, wasakh iwm meel ay yaalleen ka tirtirmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ba' ↴
ba' | ba' | baabba' | baabba' | baabba'san | baabba'sanaan | baabba'sanaansho | waali | xabeeb | alifba' |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg