Codee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

1. U c.: cid la dooranayo cod siin. 2. Ku c.: eray kor u akhriyid si loo maqlo. 3. Wax heesid; wax halaburid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga codee

bigil | codayn | dibin | lafdi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg