Codkar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)C. ah: qof hadalkiisu fasiix yahay oo figraddiisa si fiican u jeedin kara.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga codkar ↴
afmaal | afmiinshaar | afmiinshaaree | afyaqaan | baane | codkarnimo | fasaaxad | gulaal | gulguladillaacso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg