Coon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nan, m.l)

1. Nin gaaban oo aan da'diisu ka muuqan. 2. Dab, webi, bad iwm agtooda. Tus. “Dabka c.kiisa”: dabka agtiisa.

Coon

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-oomo, m.l)

1. Haweeney gaaban oo aan da'deeda ka muuqan. 2. Gabar da'weyn oo aan la guursan; guumeys.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga coon

haacoonimo | maalin firfircoone | fircoon | firfircoon | firfircoonaan | firfircoonaansho | firfircooni | gudbin-firfircoon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg