Daah
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dibdhac; raagis; dubudhac. 2. ld daahid.
Daah
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-hyo, m.dh)Ilixir laga sameeyay dhar ama shiraac ama wax kale oo lagu xiro albaabbada iyo khalfadaha iwm ama qolalka lagu kala gooyo.
Daah
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-hyo, m.dh)(riw.) D. masraxiyeed: ilxir loo adeegsado goobta masraxiyadda.
Daah
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)Ilixir u yeelid.
Daah
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)1. Raagid; dib u dhicid. 2. Ka soo d.: madaxqaad; cudur ka kicid; diif cudur ka muuqato.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daah ↴
qaad | raag | raag | raagsiinyo | raagso | raaji | unugga Daaniyal | xamil | aarad | aaradee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg