Daal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Nooc digirta ka mid ah, iniino yaryar oo qaab wareegsan leh oo la cuno. 2. Cad dhalo ah oo wixii lagu fiiriyo muukaalqooda weynaysa.

Daal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Culayska iyo jiirago'a oogada ku dhaca kolka socod dheer ama hawl adag la qabto; noog.

Daal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Noog xagga jirka iyo maskaxda oo ka yimid hawl adag ama muddo dheer socotay. D.ka muruqyada waxaa keena walax aan waxtar jirka u lahayn oo ka yimaada metaboliisimka oo ku urura muruqa kana farabata shaqada dhiigga oo dibedda jirka uga saara. Nafaqo xumo ama cudur waxay qofka u keeni karaan d. dheeraad ah.

Daal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Socod dheer ama hawl adag oo la qabtay awgeed, culays iyo jiirago'oogada ka dareemid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daal

caajis | caajis | oodaale | oomi | qaaddiro | raaxayso | saadaal | saadaal-cudur | saadaali | saadaalin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg