Daalac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wax dheeraad ah oo cid loo raacdo.
Daalac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -lici)Dayax ama qorrax soo muuqasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daalac ↴
akhri | akhriso | cilmi | cilmidhegood | daalacan | daalacasho | daalaco | daalicid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg