Akhri

Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)

Erayo ama weedho qoran daalacasho ama kor ugu dhawaaqid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga akhri

ha | jaahil | kaadishir | laaxin | naawi | nabaaddiinaxir | nabaaddiinaxir | nabaaddiinee | raatib | ummi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg