Daaro

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

1. Wax shidasho (dab, nal, raadiyo,telefishan iwm). 2. Qof tartiib u taabasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daaro

tacdaaro | cudurdaaro | daarasho | daardaaro | haydaaro | qalindaaro | shamac | weydaaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg