Dabrid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)Tababbar ciidamada la siiyo oo lagu baro habka xabbado rididda. ld debrid.
Dabrid
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg dabar².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabrid ↴
dabar-ayoon | dabtuur | debrid | shabbaax | shabbaax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg