Dambee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

1. Ka d.: wax, wax kale gadaashooda socosho ama taagnaan. 2. Ka d.: cid xushmadeyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dambee

waa | naaf | saandambee | saandambeedi | saandambeedin | ummulbax | waagii mesosooik | waagii senosayka | xalay | yaraan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg