Dareenwade
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)(c.nafl.)Xidhmo nudo ah oo ka kooban miiqaq darenwade iyo nudo tiiriya, kuwaas oo ku dhex xidhan kiish ah nudo isku xidhayaal. Dareenwadayaashu waxay ku xidhaan habdhiska dareenwadka dhexe orgaannada iyo nudaha jidhka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dareenwade ↴
fadhaq-dareen | guntin-dareen | habdhiska dareen-iswada | ikaynoodeermaata | isgoyska dareenwadaha aragtida | jirrid-maskaxeed | ratiina | sinaab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg