Deelqaaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Ka leexashada qaafiyad maanso ku socotay laga leexdo. 2. D. ah: Hadal meesha laga sheegayo aan ku habboonayn ama gef ah. 3. Labo waxyaalood oo aan isu dhoweyn isu keenid.
Deelqaaf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Ku d.: hadal meel ka dhac ah, aan daw lahayn qof ku dhihid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deelqaaf ↴
deelqaafi | deelqaafid | deelqaafin | haldhac | jacbur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg