Degel
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Saalada xerada ariga ama lo'da ku kabbisanta. 2. Meel muddo badan la degganaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga degel ↴
carraggoys | cayalo'aad | degeltir | degeltirid | doomaar | jabo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg