Degsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Xamuul wax dhulka la dhigay ahaansho. 2. Qorshe, nidaam iwm wax la dhammaystiray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga degsan ↴
yake | axkaan | deddegsan | deddegsanaan | deddegsanaansho | degdegsan | degdegsanaan | degdegsanaansho | degsanaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg