Dermo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Gogol laga sameeyay caw, caws, mayro iwm. ld derin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dermo ↴
casaan | darfooley | derin | dingax | duub | gantoob | harrar | samays | surrad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg