Deyso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho. 2. D. ah: timo jarriin ka dhaafid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deyso

maadeyso | faa'ideyso | faa'iideyso | oodeyso | axadeyso | beledeyso | cibaadeyso | deysasho | dhedeyso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg