Dhaafsan
Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Meel, wax meel kale ka shisheeya ahaansho. 2. Is dh.: qof dhuglaawe ah ama maahsan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaafsan ↴
dhaafdhaafsan | dhaafdhaafsanaan | dhaafdhaafsanaansho | dhaafsanaan | dhaafsanaansho | isdhaafdhaafsan | isdhaafdhaafsanaan | isdhaafdhaafsanaansho | isdhaafsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg