isdhaafsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Wax la sixray ahaansho. 2. Wax la khalday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isdhaafsan ↴
dhismo [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
(nax.) Qaabka ay u habaysanyihiin curiyeyaal afeed (sida “foniimyada”, “ereyada”, “oraahyada”), oo ku dhisan xiriirka isdhaafsan ee ka dhexeeya curiyeyaasha.
isdhaafsanaan [m.f.dh]
eeg isdhaafsan. ld isdhaafsanaansho.
isdhaafsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. ld isdhaaf-sanaan. 2. eeg isdhaafsanow.
isdhaafsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
1. Wax khaldan noqosho. 2. Wax la sixray noqosho.
miiq-ruxasho [Magac Dheddig | Noun Feminine]
(daaw.) Garaac dhakhso leh oo isdhaafsan oo unugmuruqeed walba ee wadnaha uu gooni u sameeyo taasoo keenta in muruq si wadajir ah oo waxtar leh u ururo; qaybta wadnaha ka mid ah oo dhibta qabtana dhiig ma saarto.