Dhaandhaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin.
Dhaandhaan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaandhaan ↴
delleg | dhaandhaami | dhaandhaamid | dhabqalallo | carran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg