Dhabeel

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

Naag maamulka guriga aad ugu fiican; gaari.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabeel

candhabeel | candhabeel | candhabeelid | dhabeelnimo | dhabeeloobid | dhabeelow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg