Dhan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhinac, gees. 2. Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya. Tus. “Caana dh.”.
Dhan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Caano cabbid.
Dhan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-ammaa, -ammayd)Wax aan wax ka dhinnayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhan ↴
aadami | baacug | caaci | caalami | daafad | gaafo | gaal | gaalis-xidhan | jaan | jabdhan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg