Dhaxalsii

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Cid dhibaato aayatiinkeeda wax u dhinta badid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaxalsii

saanaho | xambaar | basanbaasi | dhaxalsiin | gacangeli | hagaasi | hormoon | ilduufi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg