dheefi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax waxtar iyo dheef leh siin; cunto siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheefi

baan [m.dh]
Cunno nafaqo leh oo lagu dheefiyo qof buka ama dhaawac ah.

dheefin [m.f.dh]
eeg dheefi.

kori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Wax dhashay ama yar dheefin si uu u weynaado. 2. (f.mg) Ka k.: nafley dhibaato ka nabad-gelin (Ilaah).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg