dheefsad
(m.l)ld dheefsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheefsad ↴
dheefsade [m.l] (-ayaal, m.l)
(baay.) Noole quuta kuwa ka yaryar, marka laga eego xagga silsiladda cuntada. Daaqcunayaashu waxay quutaan dhirta cagaaran oo waa dheefsade hore, hilibcunayaashuna waxay quutaan daaq cunayaasha, markaa waa dh. dambe.
dheefsasho [m.f.dh]
eeg dheefso. ld dheefsad, dheefsi.
fayras [m.l] (-syo, m.dh)
(daaw.) Saxar aad u yar oo aan lagu arki karin weyneyso fudud ama aan lagu shaandhayn karin shaandho, laakiinse awood u leh, inuu ku dhalo kuna dheefsado unug kale dhexdiisa.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg