Dheelli
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhinac u badashada wax culayskiisu dhan u bato oo uu dheellitirankii lumiyo. 2. ld dheelliyid.
Dheelli
Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)Wax culayskiisa dhinac u badasho..
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheelli ↴
caddil | cammir | cuddoon | dheellila'aan | dheellin | dheellis | dheellitir | dheellitir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg