Dheri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Weel dhobo ah oo wax lagu karsado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheri ↴
xagaal | abqaad | adar | bur | dhaad | dhaal | dhardhaar | dheriggirgire | dherigirgire |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg