dhexdhexaadin
(m.f.dh)

eeg dhexdhexaadi. ld dhexdhexaadis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhexdhexaadin

dhexdhexaadis [m.l]
ld dhexdhexaadin.

dhexgal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay; -geli)
1. Laba dhinac oo is haya dhexdhexaadin. 2. Wax gudahiisa gelid.

garnaq [m.l]
1. Dhexdhexaadin loo sameeyo dad wax isku haya. 2. ld garniqi.

kul-dhexdhexaadin [m.l] (-lal ..., m.l)
(fiis.) Tamarta la sii daayo hal mool oo beys ama asiidh ah la dhexdhexaadiyo.

ladqabo [m.dh]
1. Dhexdhexaadin iyo maslaxo laga dhex dhaliyo dad dagaashan. 2. ld laqdabo.

seeriwale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Laba kooxood oo cayaar kubbadeed isaga soo horjeeda, qofka dhexdhexaadinaya oo seeriga u haya; garsoore. ld siiriwale.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg