Dhigaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax meel la dhigto si waqti dambe loogu aayo (kayd).

Dhigaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(nax.) Habkastoo diiwaangeliya hawraar tiraab ah iyadoo la adeegsanayo qoraal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhigaal

aruur | dhigaali | dhigaalin | dhigaalis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg