Dhiigbax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhiig badan oo oogada meel ka mid ah ka yimaada. 2. ld dhiigbixid.

Dhiigbax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

(daaw.) Dhiig badan ka yimaada xidid go'ay gudaha ama xagga sare ee jirka.

Dhiigbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

(daaw.) Dhiig badan oogada meel ka mid ah ka imaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiigbax

boog-calooleed | dhibiib | dhiigbax-maskaxeed | dhiigbixid | dhiig-dhac | qandho-tifow | xiiqdheer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg