Dhiigmiir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Nafley nool oo dhiig laga shubto, kaydin ama dan kale darteed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiigmiir ↴
dhiigmiirad | dhiigmiiradnimo | dhiigmiirasho | dhiigmiirato | dhiigmiiro | dulnool |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg