Dhilli

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Mindi, masaar, toorray, iwm daab ka saarid. ld dhilqi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhilli

dhiliq | dhiliqsad | dhiliqsan | dhiliqsanaan | dhiliqsanaansho | dhiliqsasho | dhiliqsi | dhiliqso | dhillin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg