dhirbaax
(m.dh)ld dharbaaxo.
dhirbaax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)ld dharbaax².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhirbaax ↴
dharbaax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Wax dharbaaxo ku dhufasho. ld dharbaaxee, dhirbaax², dhirbaaxee.
dharbaaxaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Qof la dharbaaxay ahaansho. ld dhirbaaxaysan.
dharbaaxaysnaan [m.f.dh]
eeg dharbaaxaysan. ld dharbaaxaysnaansho, dhirbaaxaysnaan.
dharbaaxid [m.f.dh]
eeg dharbaax². ld dharbaaxayn, dhirbaaxayn, dhirbaaxid.
dharbaaxo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Sacab furan oo si xoog leh wax loogu dhufto. ld dharbaax¹, dhirbaax¹, dhirbaaxo.
dhirbaaxayn [m.dh]
ld dharbaaxid.
dhirbaaxaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld dharbaaxaysan.
dhirbaaxaysnaan [m.dh]
ld dharbaaxaysnaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg