Dhool
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Foodda sare, oo cad ee daruur da'aysa.
Dhool
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Ilkaha foolasha iyo miciyaha u dhexeeya midkooda. 2. Masaar yar oo geedaha yaryar lagu gooyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhool ↴
baldhoole | dhalandhool | dhalandhool | dhalandhooli | dhalandhoolid | dhalandhoolin | dhalandhoolis | dhoolaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg