Dhufaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. (-nno, m.dh) Dh. ah: neef xoolo ah la xiniinya baxshay. 2. ld dhufaanid.
Dhufaan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)Neef xoolo ah xiniinya bixin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhufaan ↴
edegkudhufaan | ahmin | baqay | ciddikudhufaan | dhayladhufaan | dhayladhufaan | dhayladhufaanad | dhayladhufaanasho | dhayladhufaanid | dhayladhufaano |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg