Dhukaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cudur ur qurmoon leh geela ku dhaca, neefka daaqa u diida oo uu la caatoobo.
Dhukaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)Dhukaan qaadid (geel).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhukaan ↴
baal | dhugayso | dhukaamid | dhuug | gannad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg