Dhuu

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-uuyo, m.dh)

Harag jilicsan oo waayadii hore dhar laga dhigan jiray. ld dhugi.

Hadhuudh*

Eeg Haruur.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuu

ib | ubbo | kaadi | maaci | daabdulle | gaaddo | ibriiq | idif | idifsan | laama |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg