Dicaayad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. War aan sal iyo baar lahayn oo cid laga fidiyo iyadoo lagu caayayo. 2. War aad u badan oo cid wax gaar ahaaneed looga dhaadhicinayo. ld dacaayad, dacaayo, dicaayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dicaayad ↴
borobogaanda | dacaayad | dacaayadee | dacaayadeyn | dacaayo | dicaayadee | dicaayadeyn | shuushuule |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg