dilaa
(m.l)1. Qof ama bahal aad wax u laaya. 2. Cudur nafleyda safmar u dila. ld dile.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dilaa ↴
gaade [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
1. Col yar oo hubaysan oo isu raaca in ay wax dilaan; dooxato. 2. Xanuun sambabada wareema.
qaatil [m.l] (-liin, m.dh)
Qof dilaa ah.
ummuladdoox [m.l] (-xyo, m.dh)
1. Dilaa aan cidna u nixin oo wuxuu arkaba dila. 2. Colaad aan cidna la reebin.
arooryohoraad [m.dh] (-ddo, m.dh)
Marka oogga waaberi dilaaco. ld aroorhoraad.
bahal [m.l] (-llo /-lo, m.dh)
1. Nafleyda inta dadka iyo duunyada wax yeeleysa ama qaabkoodu cabsi geliya ee aan cayayaanka ahayn. 2. Wax. 3. B. ah: qof dilaa ah.
beerfarriije [m.l] (-jayaal, m.l/dh)
Geesi dilaa ah.
caddilaad [m.dh]
ld caddilid.
caddilaad [m.dh]
ld caddilid.
dhiigyacab [m.l] (-byo, m.dh)
Qof dadka laaya; dilaa. ld dhiigcab.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg