Bahal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo /-lo, m.dh)1. Nafleyda inta dadka iyo duunyada wax yeeleysa ama qaabkoodu cabsi geliya ee aan cayayaanka ahayn. 2. Wax. 3. B. ah: qof dilaa ah.
Bahal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Wax dad dhiba. 2. Haweenwy naxriisdaran.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bahal ↴
yaadaddo | raac | orgobbe | raar | uraa | uubato | yaxaas | yey | yur | arbucuun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg