diqdiq
(m.l)ld diqdiqo¹.
diqdiq
(m.l)Wadiiqo yar oo cagta dadku samayso, oo isku xirta laba guri ama guri iyo beer.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diqdiq ↴
diqdiqasho [m.f.dh]
eeg diqdiqo².
diqdiqayn [m.f.dh]
eeg diqdiqee.
diqdiqee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-qeeyay, -qaysay)
1. (f.g) Cid cunno siin. 2. (f.mg) Labo meelood si joogto ah isaga socodka.
diqdiqo [m.dh]
1. Socodka laba meelood si joogto ah laysaga socdo. 2. Waddo dhuuban; wadiiqo. ld diqdiq¹.
diqdiqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qtay, -qatay)
Ku d.: cunto cuniddeeda ku noqnoqosho.
gurood [m.l] (-dyo, m.dh)
Wadda yar; wadiiqo; diqdiq.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg