dirqi
(m.l)

1. Khasab. 2. (fk) Si dhib leh.

dirqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid khasbid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dirqi

dirqin [m.f.dh]
eeg dirqi². ld dirqis.

dirqis [m.l]
ld dirqin.

furtuur-folkaaneed [m.l]
(jool.) Soo dirqinta waxyaabo adke, dareere, ama neef ah, iyadoo folkaane uu ka soo saarayo dhulka gudihiisa una soo saarayo ilaa dhulka dushiisa.

hawaan [m.l]
Wax la is yeelsiiyo; xoog; dirqi; sandulle, khasab.

kakabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dirqi meel ciriiriyoon ku gelin. 2. Ku k.: xoolo iwm cayrin.

karkabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
Cid hawl qabashadeed inay dedejiso ku dirqin. ld karkabadee.

karkabo [m.dh]
Ku dirqinta hawl qabasha-deeda lagu dirqiyo cid iney si degdeg u qabato. ld karkabad.

khasab [m.l]
1. Dirqinta cid lagu dirqiyo wax aysan raali ka ahayn. 2. Geed bal iyo alammo leh oo toos u baxa oo dheecaankisa sonkorta laga sameeyo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg