dirqin
(m.f.dh)eeg dirqi². ld dirqis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dirqin ↴
dirqis [m.l]
ld dirqin.
furtuur-folkaaneed [m.l]
(jool.) Soo dirqinta waxyaabo adke, dareere, ama neef ah, iyadoo folkaane uu ka soo saarayo dhulka gudihiisa una soo saarayo ilaa dhulka dushiisa.
karkabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
Cid hawl qabashadeed inay dedejiso ku dirqin. ld karkabadee.
karkabo [m.dh]
Ku dirqinta hawl qabasha-deeda lagu dirqiyo cid iney si degdeg u qabato. ld karkabad.
khasab [m.l]
1. Dirqinta cid lagu dirqiyo wax aysan raali ka ahayn. 2. Geed bal iyo alammo leh oo toos u baxa oo dheecaankisa sonkorta laga sameeyo.
khasab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-sbay, -sabtay; -sbi)
Wax cid ku dirqin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg