Ducee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-ceeyay, -ceysay)

Eebbe khayr ka dalbid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ducee

axan | duceyn | salli | siyaaro | walqal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg